Warka iyo Saxaafadda: Musiibo 4720

Siideynta Saxaafadda & Xaashadaha Xaqiiqda

24

Milkiiliyaasha guri iyo kireystayaasha Vermont ee gobolada Caledonia, Chittenden, Lamoille, Orange, Orleans, Rutland, Washington, Windham iyo Windsor kuwaas oo saameysey duufaanadii, daadkii, dhul-duragii iyo dhooqadii dhacday July 7 2023, ayna socota waxey u qalmi karaan deeqaha FEMA ee khasaaraha hanti shakhsiyeed iyo kharashaadyada kale ee u-qalma.
illustration of page of paper Xaashadaha Xaqiiqda |
Isu diiwaangelinta gargaarka musiibo ee FEMA laga helo ma saameyn doono u-qalmidaada faa'iidooyinka kale ee dawlada.
illustration of page of paper Xaashadaha Xaqiiqda |
FEMA waxey bixin kartaa labo nooc oo gargaar kadib ku dhawaaqid musiib xeer madaxweyne: Gargaar Shakhsiyeed iyo Gargaar Dadweyne. Labada barnaamij waxaa loo maalgaliyaa si ka madax bannaan midba midka kale waxaana loogu talalgalay in shakhsiyaadka iyo bulshada looga faa'iideeyo qaabab kala duwan.
illustration of page of paper Xaashadaha Xaqiiqda |
Xarun Kasoo-kabasho Musiibo ayaa laga furi doonaa Plainfeild markay tahay July 31 si ay uga caawiso dadka degan Vermont uu daadadka saameyey iney bilaabaan soo-kabashadooda. Si wadajir ah DRC, goob ku-meel-gaar ah oo la dhisey iyadoo iskaashanayaan Plainfield, gobolka Vermont iyo FEMA, ayaa ka caawin doona ka-badbaadayaasha iney codsadaan gargaar FEMA, ay dukumintiyo soo geliyaan loogana jawaabo su'aalahooda waji-ka-waji.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |
Lacagaha Federaalka waxey u diyaarsanyihiin shakhsiyaadka guriyahooda iyo hantidooda shakhsi waxyeeleysay duufaanadii, daadkii, dhul duragii iyo dhooqadii July ee ka dhacday sagaal gobol: Caledonia, Chittenden, Lamoille, Orange, Orleans, Rutland, Washington, Windham iyo Windsor. FEMA waxey ku dhex jirtaa bulshada, iyadoo ka-badbaadiyaasha u bandhigeysa qabab badan ee lagu codsado gargaar iyo kala shaqeeyaan wakiilada FEMA wax ku saabsan kiiskooda.
illustration of page of paper Xaashadaha Xaqiiqda |

PDF-yo, Madbaacado & Isgaarsiin

Eeg Agabka Madbaacyada Musiibo ee baraha bulshada iyo nuxur muuqaal ah si uu kaaga caawiyo gudbinta wax ku saabsan kasoo-kabashada guud ee musiibada.

Wax faylal ah laguma sumadain musiibadan.