FEMA waxey soo uruurisey agabayada inta badan la isticmaalo iyo macaluumaadka si ay kaaga caawiso isgaarsiin aadna bilowdid nidaamka dib-u-soo-kabashada.
Agabyada Isgaarsiin
La soo dag kheyraadka isgaarsiin sida madbaacyada bulshada, xaashiyaha, qoraalada ku-dhawaaqida, muuqaalada iyo kaartuunka la heli karo ee dhowr luuqadood ku baxa si ay kaaga caawiyaan inaad dadka kale la wadaagtid macaluumaad musiibo oo muhiim ah, inta lagu jiro iyo kadib musiibo.
Ku hel macaluumaad luuqado aan English ahayn oo ku saabsan barnaamijyada gargaar musiibo, udiyaar ahaanshaha arrimaha degdega ah, hawlaha jawaab-celin iyo dib-usoo-kabasho, iyo caymis daada ah.
Agabyada loogu Gogol-xaaro Dib-u-soo-kabasho
Hel jawaabo su'aalaha inta badan la is-weydiiyo oo ku saabsan gargaar musiibo, hooyga degdega ah, gargaar, caymis daad iyo kuwo badan.
Baro sida loo caawiyo kaalmeynta dadka Mareykanka xiligooda ugu baahida badan.
Baro sida qeybtaada loo sameeyo si loo joojiyo faafitaanka kutiri-kuteeno iyo sida loo aqoonsado khayaano.
Hel hagitaan kaa caawiya inaad maalka qoyskaaga kasoo-kabsatid musiibo.
Haddii aad raadineysid gargaar lacageed musiibo kadib, booqo bogga FEMA ee gargaar musiibo.