Qoraallada Ku-Dhawaaqis Toos ah
Muuqaalo & Sawiro
Agabka Kheyraadka Fariin-qoraal Dirista Musiibo
Madbaacado
Kheyraadka boggan wuxuu muhiim u yahaya lamaanayaasha dibada ah iyo saxaafadda raadineysa nuxur soo-kabasho ay ku wadaagaan baraha bulsho inta lagu jiro ama kadib musiibo, ay ku jiraan: madbaacyada bulshada, qoraalo iyo qoraallada ku-dhawaaqis, muuqaalada iyo kaartuumada lagu heli karo luuqado badan.

SOO-GELINTII UGU DAMBEYSAY
Sababaha Ugu badan ee Diidmo
Diyaar ku ah English, Spanish, Arabic, French, German, Haitian Creole, Korean, Portuguese, Simplified Chinese, Tagalog, Urdu & Vietnamese, daabaco madbaacan si aad ugu isticmaasho qoraal ahaan, u galiso dijital ahaan Facebook, Twitter iyo Sheekada Instagram.
Lasoo dag fayl ZIP ah

Qoraallada Ku-Dhawaaqis Toos ah

Lasoo dag qoraaladayada ku-dhawaaqis toos ah ee luuqado badan ku baxa si ay kaaga caawiyaan inaad u gudbisid bulshadaada wax ku saabsan sida looga codsado gargaar FEMA.
Muuqaalada iyo Sawirada
FEMA waxey leedahay kumaan kun shaqaalo oo loo kala direy hawlaha musiibo ee waddanka dacaladiisa. Waxeynu wadaagnaa soo-gelimadii muuqaal iyo sawiro ee ugu dambeeyey ee laga soo xigtay jawaab-celinta ee barteen DVIDS.
FEMA YouTube-keeda
Ka eeg bogga muuqaalada YouTube ee FEMA wixii macaluumaad ah ee ku saabsan gargaarka musiibo si looga caawiyo in ka-badbaadayaasha nidaamka kasoo-kabashada.
PSA-yo & Kaartuumo Gargaarka Musiibo (English iyo Spanish)
Eeg dhammaan kaartuumada iyo PSA-yada

Muuqaalo Luuqada Dhagoolaha Mareykanka (ASL)
Eeg Dhammaan Muuqaalada ASL


Agabka Kheyraadka Fariin-qoraal Dirista Musiibo
Isgaarsiinta ayaa xadidnaan kartaa musiibo kadib. Agabka kheyraadka wuxu bixiyaa macaluumaad fariin qoraaleed aad la wadaagi kartid ka-badbaadayaasha marka fariin qoraal oo keliya ka shaqeyso goob adeeg.
Madbaacado
Sorry, there were no results based on your filter selections.
Please reset the filter or change your selections and try again.