Warka iyo Saxaafadda: Musiibo 4720

Siideynta Saxaafadda & Xaashadaha Xaqiiqda

24

Luulyo 22, saacadda marka ay tahay 8 a.m., dagmooyinka Rutland iyo Washington, waxaa laga furi doonaa labo ka mid ah Xarumaha Ka Soo Kabsiga Musiibada (Disaster Recovery Centers) si loo kaalmeeyo dadka daggan ay saameyeen duufaanada darran, fattahaadda, dhul guurka iyo carro guurka si ay si degdeg ah u soo kabsadaan. Wadajirka gobolka-xarumaha FEMA waa hay'ado ku meel gaar ah oo kuwa badbaaday ku kaalmeyn doonto in ay dalbadan kaalmada FEMA, raaciyaan arjigooda warqadaha looga baahan yahay kaddibna qof ahaan jawaab jawaab ka bixiyaan su'aalaha.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |
Vermont kuwaas oo codsaday caawin ka imaaneyso FEMA oo duufaanaha daran iyo fatahaada, Luuliyo 7, 2023 oo sii socoto, waxay ka helayaan warqad FEMA. Waxay dhihi kartaa inaadan u qalmin caawinta, laakin taas ma ahan diidmo.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |
Masiibooyinka waxay keenaan dambiilayaal oo raadinayo inay ugaarsadaan badbaadayaasha u muuqdo inay u yihiin bartilmaameedyo fudud qiyaanadooda.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |
Jimcihii, Julaay 14, 2023, Madaxweyne Joseph Biden wuxuu ku dhawaaqay Masiibo Weyn gobolka Vermont taasoo ka dhalatay duufaano ba'an iyo daadad dhacay Julaay 7, 2023 oo sii socda.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |

PDF-yo, Madbaacado & Isgaarsiin

Eeg Agabka Madbaacyada Musiibo ee baraha bulshada iyo nuxur muuqaal ah si uu kaaga caawiyo gudbinta wax ku saabsan kasoo-kabashada guud ee musiibada.

Wax faylal ah laguma sumadain musiibadan.