COLUMBUS - Laba Xarumo Kasoo-kabasho Musiibo ee FEMA ayaa laga furayaa Isniin, May 13 gobolada Licking iyo Union si looga caawiyo dadka degan iney gogol xaaraan soo kabashadooda kadib duufanadii 14 Maarso.
Takhasusyahno ka socda FEMA iyo Maamulka Ganacsiga Yar ee Mareykanka ayaa joogi doona xarumaha si ay uga caawiyaan badbaadayaasha iney codsadaan gargaar musiibo ee federaal, soo geliyaan dukumintiyo, wax ka bartaan qaabab uga dhigaan guriyahooda kuwo u adkeysta musiibo, oona su'aalahooda si waji-ka-waji ah looga jawaabo.
Xarumaha Licking iyo Union waxey si ku meel-gaar ah uga furmi doonaan goobaha, maalmaha iyo saacadaha
soo socoda: The John L. and Christine Warner Library and Student Center Maktabada The John L. and Christine Warner iyo Student Center
Qolka 126
1219 University Dr.
Newark, OH 43055
Saacadaha: Isn. May 13 - Sab. May 18, 7:30 a.m. – 6:30 p.m. Xarunta way xirmi doontaa Sabti, May 18 xiliga 6:30 pm.
Liberty Township Community Center
21463 Main St.
Raymond, OH 43067
Saacadaha: Isn. May 13 - Kham. May 16, 7:30 a.m. – 6:30 p.m. Xarunta way xirmi doontaa Khamiis, May 16 xiliga 6:30 pm.
Laba Xarumo kale ee la furayo ayaa shaley looga dhawaaqay gobolada Auglaize iyo Logan ee goobaha, maalmaha iyo saacadaha soo socoda:
Kaniisada Galilee Lutheran
301 Lincoln Blvd.
Russells Point, OH 43348
Saacadaha: Isn. - Sab. 7:30 a.m. – 5 p.m., xiran Axadaha
Fairbanks Center at Cross Oak Camp & Retreat Center Xarunta Fairbanks ee ku taala Cross Oak Camp & Retreat Center
272 Jack Oak Point Rd. St. Marys, OH 45885
Saacadaha: Isn. May 13 - Sab. May 18, 7:30 a.m. – 6:30 p.m. Xarunta way xirmi doontaa Sabti, May 18 xiliga 6:30 pm.
Xarumaha soo-kabasho ee deeriga ah waxey dhawaan ka furmi doonaan gobolada saamoowey. Si aad u heshid xarunta kuugu dhow, booqo fema.gov/drc. Badbaadayaasha waxey booqan karaan goob kasta si la xiriirta gargaar.
Gargaar luuqado aan ka ahayn English, ay ku jirto luuqada dhagoolaha ee Mareykanka, iyo agabyada la fasirey ayaa ku diyaarsan xarumahan. Goobaha Kasoo-kabashada Musiibo ayaa loo xushey marin u helidooda, iyadoo u jeedku yahay in la gaaro inta ugu badan dad ee macquul ah. Goobo baarkino oo marin loo helo ayaa ku diyaarsan dhammaan xarumaha.
Badbaadayaasha uma baahna iney booqdaan Xarun Kasoo-kabasho si ay u codsadaan gargaar FEMA ah. Si aad u codsatid adigoon booqan xarun, onleenka aadDisasterAssistance.gov, lasoo dag abbka moobeelka FEMA ama ka wac FEMA Qadka-Caawinta ee 800-621- 3362. Haddii aad isticmaashid adeega isku-duwida sida adeeg isku-duwid muuqaal, adeeg taleefon ee qoraal leh ama waxkale, usii FEMA taleefonkaaga adeegaas markaad codsaneysid.
Xog dheeraad ah ee ku saabsan hawsha kasoo-kabasho musiibo ee Ohio, booqo www.fema.gov/disaster/4777.