Williston, Vt. - Haddii aad degan tahay Caledonia, Essex, ama Degmada Orleans oo ay saamaysay cimilo aad u daran intii u dhaxaysay Luulyo 29-31, 2024, waxaad heli kartaa taageero FEMA mid-ka-mid ah markaad codsanayso gargaarka musiibada.
Kaliya booqo mid ka mid ah Xarumaha Soo kabashada Musiibada (DRCs) ee hoose iyo wakiilka FEMA ayaa kugu hagi doona habka codsiga. DRCs waxay furan yihiin Isniin - Sabti, 9 subaxnimo - 6 galabnimo.
Waterbury Armory
294 Armory Drive
Waterbury, Vermont 05676
Lyndon Public Safety Facility
316 Main Street
Lyndonville, Vermont 05851
Brighton Town Hall Gym
49 Mill Street
Island Pond, Vermont 05846
Hinesburg Town Hall
10632 Route 116
Hinesburg, Vermont 05461
Waxaad booqan kartaa DRC si aad wax badan uga ogaato masiibada FEMA iyo gargaarka soo kabashada. Waxa kale oo laga yaabaa inaad hesho caawimo si aad u samayso waxyaabaha soo socda:
- Codso gargaar
- Baro heerka codsigaaga FEMA.
- Elewa barua zozote unazopata kutoka FEMA.
- Hel macluumaadka kaalmada kirada iyo guriyeynta.
- Hel jawaabaha su'aalaha ama xalliso dhibaatooyinka.
- U hel tixraac wakaaladaha laga yaabo inay bixiyaan gargaar kale.
- Wax ka baro barnaamijyada amaahda Maamulka Ganacsiga Yaryar (SBA).
Waxaa jira saddex siyaabood oo kale oo loo codsado gargaarka musiibada: Gal onlayn DisasterAssistance.gov, wac , khadka caawinta FEMA 800-621-3362, ama soo deji FEMA's Mobile App-ka.
Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan DRCs, booqo fema.gov/drc.
Si aad u daawato fiidiyoow ku saabsan sida loo codsado, oo leh Luqadda Calaamadaha Ameerikaanka, booqo FEMA Accessible: Diiwaangelinta Caawinta Qofka (youtube.com)..
Macluumaadkii ugu dambeeyay booqo4826 | FEMA.gov. Kala soco FEMA X (Twitter) https://x.com/femaregion1 iyo facebook.com/fema..