KA HEL TAAGEERADA FEMA MID-KA-KALIYA XARUMAHA SOO-KABASHADA MUSIIBOOYINKA MAXALIGA AH [https://www.fema.gov/so/press-release/20241001/receive-one-one-fema-support-local-disaster-recovery-centers] Release Date: Oktoobar 1, 2024 WILLISTON, VT. - Haddii aad degan tahay Caledonia, Essex, ama Degmada Orleans oo ay saamaysay cimilo aad u daran intii u dhaxaysay Luulyo 29-31, 2024, waxaad heli kartaa taageero FEMA mid-ka-mid ah markaad codsanayso gargaarka musiibada.  Kaliya booqo mid ka mid ah Xarumaha Soo kabashada Musiibada (DRCs) ee hoose iyo wakiilka FEMA ayaa kugu hagi doona habka codsiga. DRCs waxay furan yihiin Isniin - Sabti, 9 subaxnimo - 6 galabnimo. WATERBURY ARMORY 294 Armory Drive Waterbury, Vermont 05676   LYNDON PUBLIC SAFETY FACILITY 316 Main Street Lyndonville, Vermont 05851   BRIGHTON TOWN HALL GYM 49 Mill Street Island Pond, Vermont 05846   HINESBURG TOWN HALL 10632 Route 116 Hinesburg, Vermont 05461   Waxaad booqan kartaa DRC si aad wax badan uga ogaato masiibada FEMA iyo gargaarka soo kabashada. Waxa kale oo laga yaabaa inaad hesho caawimo si aad u samayso waxyaabaha soo socda: * Codso gargaar * Baro heerka codsigaaga FEMA. * Elewa barua zozote unazopata kutoka FEMA. * Hel macluumaadka kaalmada kirada iyo guriyeynta. * Hel jawaabaha su'aalaha ama xalliso dhibaatooyinka. * U hel tixraac wakaaladaha laga yaabo inay bixiyaan gargaar kale. * Wax ka baro barnaamijyada amaahda Maamulka Ganacsiga Yaryar (SBA). Waxaa jira saddex siyaabood oo kale oo loo codsado gargaarka musiibada: Gal onlayn  DisasterAssistance.gov, wac  [https://www.disasterassistance.gov/], khadka caawinta FEMA 800-621-3362, ama soo deji FEMA's  Mobile App-ka [https://www.fema.gov/about/news-multimedia/mobile-products]. Wixii macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan DRCs, booqo fema.gov/drc. [https://egateway.fema.gov/ESF6/DRCLocator] Si aad u daawato fiidiyoow ku saabsan sida loo codsado, oo leh Luqadda Calaamadaha Ameerikaanka, booqo FEMA Accessible: Diiwaangelinta Caawinta Qofka (youtube.com). [https://www.youtube.com/watch?v=HhtlyTX49RE].   Macluumaadkii ugu dambeeyay booqo [https://www.fema.gov/disaster/4780]4826 | FEMA.gov [https://www.fema.gov/disaster/4826]. Kala soco FEMA X (Twitter)  https://x.com/femaregion1 [https://x.com/femaregion1] iyo facebook.com/fema [https://www.facebook.com/fema]..