alert - warning

This page has not been translated into Somali. Visit the Somali page for resources in that language.

Florida Hurricane Helene

DR-4828-FL
Florida

Mudada Dhacdada: Sep 23, 2024 - Oct 7, 2024

Taariikhda Shaacinta: Sep 28, 2024

Kheyraadka Maxalliga ah

Warka & Saxaafadda Maxalliga ah

Booqo bogga Warka & Saxaafadda ee dhacdooyina, xaashadaha xaqiiqda, siideymaha saxaafadda iyo kheyraadyada kale ee isgaarsiin.

Local Resources Custom Text

How to Appeal

Graphic
Graphic on how to appeal a FEMA decision, including how to submit an appeal form or write an appeal letter and 3 ways to submit your appeal

Once FEMA has reviewed your application, the results of the inspection and/or documentation submitted, you will get a letter explaining:

  • whether you are approved for assistance
  • how much assistance you will receive
  • how the assistance must be used
  • how to appeal FEMA’s decision if you do not agree with it

The letter will be sent to you by email or mail based on what you selected when you completed your application.

If you disagree with FEMA’s decision, you may appeal. It must be submitted within 60 days of the date of the decision letter.

If you have questions regarding the letter you received or how to file an appeal, call the FEMA Helpline at 800-621-3362. If you use video relay service (VRS), captioned telephone service or others, give FEMA your number for that service.

Learn More about how to appeal | Download the Appeal Form

Sidoo loo Caawiyo

Is-xilqaam oo ku Deeq

Kasoo-kabasho ayaa qaadan karta dhowr sanno musiibo kadib. Waxaa jira dhowr qaabab ee loo caawiyo sida ku deeqida kaash, sheyaasha loo baahanyahay ama wakhtigaaga. Wax badan ka baro sida loo caawiyo kuwa baahida kujira.

Ha isu-dirin naftaada goobaha musiibada. Ururo La Aaminsanyahay ee goobaha waxyeeloobey jooga ayaa og meesha is-xilqaamayaasha looga baahanyahay. Kala shaqee urur abaabulan si aad u xaqiijiso inaad leedahay badqabka, tababarka iyo xirfadaha habboon ee loogu baahanyahay in lagu jawaab-bixiyo.

Is-kaashatooyinka Hay'adda Is-xilqaan ee FEMA (VAL) ayaa la dhisa xiriiro waxeyna isku-duwdaa dadaalo lala sameeyo ururada bulsho ee ku firfircoon musiibooyinka ee is-xilqaama, oo ku salaysan aaminaad.

La samaynta Ganacsiyo FEMA

Haddii aad xiiseyneysid inaad bixisid adeegyo iyo badeeco lacag ah oo loogu talalgalay kabashada musiibo, booqo boggeena La samaynta Ganacsiyo FEMA si aad u bilawdid.

Haddii aad leedahay ganacsi ku hawlan saarida qashinka aadna rabtid inaad ka shaqeysid dadaalada nadiifinta goobta saamooway, fadlan la xiriir dawlada hoose ee goobaha saamooway si aad u bixisid adeegyadaada.

Waajibaadyada Kharash-garaynta

Gargaar Shakhsiyeed Cadadka
Wadarta Gargaarka Guriyeynta (HA) - Dollarka la Ansixiyey $174,879,406.48
Wadarta Gargaarka Baahiyaha Kale (ONA) - Dollarka la Ansixiyey $323,852,886.37
Wadarta Barnaamijka Shaksi & Qoys Dollarka la Ansixiyey $498,732,292.85
Cosiyada Gargaar Shakhsiyeed la Ansixiyey 147384