alert - warning

This page has not been translated into Somali. Visit the Somali page for resources in that language.

Warka iyo Saxaafadda: Musiibo 4810

Siideynta Saxaafadda & Xaashadaha Xaqiiqda

12

Inkastoo taariikhda kama dambeysta ee lala diiwaangashto FEMA ay u dhaaftay Nofeembar 25 kuwa ay saameysey duufaanadii darnaa ee Luulyo, wakiilada hay'adda ayaa wali u jooga iney ka jawaabaan su'aalo kana caawiyaan dadka degan Vermont iney dhamestiraan codsiyadooda. Hay'ada ayaa sidookale ku dhiirigelineysa codsadayaasha iney dad soo wargeliyaan, gaar ahaan haddii ay bedeleen cinwaankooda ama cusbooneysiisyo kale ku sameeyeen codsiyadooda.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |
Dadka degan Vermont oo ay saameysey duufaanadii, daadkii, dhul-simbirixii, iyo dhooqo-guurkii darnaa ee Luulyo waxey haystaan ilaa 10 p.m. ee Isniin, Nofeembar 25 iney ku codsadaan gargaar musiibo ee federaal, taas oo ay ku jiri karto deeqaha FEMA ee lagu dayactiro guriyaha laguna bedelo guriyaha.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |
Xarumaha Kasoo kabasho Musiibo (DRC) ee ku yaala Hinesburg Town Hall (on Route 10632) iyo kuwa Lyndon Public Safety Facility (316 Main Street) ayaa loo jadwaleeyey iney si abid ah u xirmaan markay tahay 6 p.m. ee Sabtida, Nofeembar 23. Saacadaha shaqada ee xarumaha ilaa xiligaas waa 9 a.m ilaa 6 p.m.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |
Dadka degan Vermont oo ay saameysey duufaanadii, daadkii, dhul-simbirixii, iyo dhooqo-guurkii darnaa ee Luulyo waxey haystaan laba todobaad oo ay ku codsadaan gargaar musiibo ee federaal, taas oo ay ku jiri karto deeqaha FEMA ee lagu dayactiro guriyaha laguna bedelo guriyaha ama deymo ribacoodu hooseeyo ee laga helo Maamulka Ganacsiyad Yar ee Mareykanka. Taariikhda kama dambeysta ee la codsado waa Nofeembar 25, 2024.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |
Xarumaha Soo-kabasho Musiibo ee duufanadii iyo daadkii dhacay Luulyo 11-13 iyo Luulyo 29-30 ayaa u xirmaya Maalinta Doorashada, Talaado, Nofeembar 5.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |

PDF-yo, Madbaacado & Isgaarsiin

Eeg Agabka Madbaacyada Musiibo ee baraha bulshada iyo nuxur muuqaal ah si uu kaaga caawiyo gudbinta wax ku saabsan kasoo-kabashada guud ee musiibada.

Wax faylal ah laguma sumadain musiibadan.